Maxamed Ibraahim Macallimuu oo loo doortay Golaha Shacabka

0

BELEDWEYNE (SMN) – Maxamed Ibraahim Macallimuu ayaa loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Beledweyne.

Macallimuu ayaa ku guuleystay kursiga HOP#068, sida uu shaaciyey guddiga doorashada ee maamulka HirShabelle.

Afhayeenka xukuumadda ayaa doorashadiisa waxay ku soo aaday maalmo kadib, kasoo laabashadiisii Turkiga oo dhaawaciisa loo qaaday, kadib qaraxii lagula eegtay Muqdisho

Sidoo kale kursiga labaad ee HOP#32 ayaa waxaa ku soo baxay wasiirka ganacsiga Soomalaiyeed, Khaliif Cabdi Cumar oo helay 81 cod.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here