Maxay isku qabteen Guuleed Saalax iyo madaxweyne Saciid Deni?

0

MUQDISHO (SMN) – Guuleed Saalax Barre oo dhawaan iska casilay xilkii gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland ayaa sheegay intii ay ku gudo jireen howsho doorasho ay soo wajaheen caqabado kala duwan.

Wuxuu sheegay sidoo akle sheegay inay gaareen guulo muhiim ah.

Dhanka kale wuxuu xukuumadda Puntland ee hoggaamiyo Deni ku eedeeyay in wax ay ka socon waayeen isla markaana ay iskufahmi waayeen waxaabo badan oo la xirira doorashada.

“Shaqada waxay ka socon weyday dhinacii xukuumadda, waa garan kartaa shaqo doorasho ma ahan wax guddiga oo kaliya ah ku koobana” ayuu yiri guddoomiyihii guddiga doorashada Puntland oo BBC-da wareysi siiyay.

Guuleed Saalax Barre ayaa hadalkan ka sheegay wareejinta xilka ay iska casileen isaga iyo ku xigeenkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here