Maxay ka wada-hadleen Axmed Madoobe & safiirka Imaaraadka Carabta?

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa safiir Maxamed Axmed Cuthmaan uga mahadceliyay gurmadkii ay ka gaysteen abaaraha ka jira Jubaland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay talaabada uu qaaday Ra’iisul Wasaare Rooble ee ku aaddan dib u soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here