Maxay ka wada-hadleen guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxweynaha?

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay  madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa ujeedkiisa waxaa ahaa mid ay labada dhinac uga wada-tashanaayaan xilligaan kala guurka ah.

Horey guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ula kulmay Madaxweynaha cusub, isaga oo ugu hambalyeeyey guushii uu ka gaaray doorashadii ka dhacday Teendhada Afisyoone.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here