Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka wadanka Qatar

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa telefoon kula hadlay Amiirka dowladda Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad.

Madaxweynaha iyo amiirka ayaa ka wada hadlay sii xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa danaha ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qatar

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Tamiim ayaa sidoo  kale kawada hadlay xaaladihii ugu danbeeya ee Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here