Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Mahdi Guuleed iyo safiirka UK ee Soomaaliya?

0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda ee UK ee Soomaaliya Mrs. Kate Foster oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo xaaladda guud ee dalka ee dhinacyada siyaasadda, horumarinta dhaqaalaha, amniga iyo arrimaha beni’aadminimada.

Dawladda Ingiriiska aya ka mid ah Dawladaha Soomaaliya ka taageera dhinacyada dhaqaalaha iyo horumarinta, sidoo kalena kaalin muhiima kaga jirta Dawladaha sida joogtada ah ula garab taagan kaalmooyinka kala duwan Dawladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here