Aqriso: Maxay ka wada-hadleen wasiir Bayle iyo James Swan?

0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb James Swan oo ku booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.

Bayle ayaa sheegay in kullankooda ay diiradda ku saareen arrimaha dhaqaalaha Doorashooyinka, dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dadaalada Dowladda ee kobcinta Dakhliga gudaha.

Kulankan ayaa kusoo aadayo, xilli xasaasi ah, isla-markaana ay taagan tahay xiisad ka dhex-qaraxday madaxweynaha iyo sidoo kale ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here