Maxay ka wada-hadleen wasiirka arrimaha dibadda & safiirka Talyaaniga?

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruse), ayaa kulan la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,H.E. Mudane alberto Vecchi.

Wasiirka iyo safiirka ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xiriirka iyo xoojinta iskaashiga ee labada wadan, si loo gaaro danaha iyo hadafyada guud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here