Maxay tahay sababta uu isu casilay wasiir ku xiigeenka wasaaradda qorsheynta?

0

MUQDISHO (SMN) – Maxamed Cabulqaadir Cali ayaa cadeeyay inuu iska casilay xilka Wasiir Ku-xigeenka wasaaradda Qorshaynta, saacado kaddib marki Raysal wasaare Xamse uu ku dhawaaqay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya.

Wasiir ku xiigeenka ayaa is casilaadiisa ku sababeeyay, in beeshiisa aanay u qalmin xilka wasiir ku xigeen, balse ay ahayd in loo magacaabo wasiir maadaama sida uu sheegay ay leeyihiin xildhibaano badan.

Maxamed waxaa uu noqonayaa mas’uulkii ugu horeeyay ee iska casila xilka maanta loo magacaabay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here