Maxkamadda Ciidamada oo toogasho ku xukuntay askari dilay qof shacab ah

0

MUQDISHO (SMN) – Maxamed Cabduqaadir Sheikh Ibrahim oo ka tirsan Boliiska Koonfur Galbeed gaar ahaan kuwooda ka howl galo Afgooye ayay Maxkamadda Ciidama ku xukuntay Dil toogasha ah.

25-kii April Sanadkan ayuu Mindi (Toorey) Ku Dilay AUN Cabdifitaax Cabdullaahi Cali oo ahaa qof shacab ah.

Dilka ayaa sabab u ahaa muran ka dhashay Janta Sigaar, sida ay sheegtay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here