Mid ka mid ah Golaha Wasiirada oo hortagay Aqalka Sare + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BF, Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 3-aad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa Akhrinta koowad ee Hindise sharciyeedka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Fderaalka Soomaaliy, Mudane Axmed Madoobe Nuunow ayaa Sanatarrada Golaha Aqalka Sare akhrinta koowaad u dulmaray.

Intaas kadib Guddoomiye Cabdi Xaashi uu ku wareejiyay Guddigii ku abaarnaa shaqadaas, si ay uga soo guddtaan waajibaadkooda shaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here