MUQDISHO (SMN) – Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa waxaa magaca looga badalay Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda ee xukuumadda Soomaaliya.
Magaca rasmiga ah ee Wasaaradda auaa waxaa laga dhigay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah (Ministry Of Fisheries And Blue aeconomy).
Halkan hoose ka aqriso:-