Midowga Afrika oo Ergay gaar ah usoo magacaabay arrimaha Soomaaliya

0

Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana H.E John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqday Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya.

H.E John Dramani Mahama ayaa Soomaaliya kala shaqeyn doona arrimaha siyaasadda iyo Doorashooyinka la filayo in dalka ay ka dhacaan.

Sidoo kale wuxuu dhex-dhexaadin doonaa dowladda iyo mucaaradka, si ay u dhacdo doorasho loo dhan-yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here