Muxuu Sheekh Aadan Madoobe ka yiri dhacdadii magaalada Baydhabo?

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa war saxaafadeed ka soo saaray dagaalada ka socdo gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Sheekh Aadan Madoobe ayaa dhinacyada dagaalamaya faray in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka.

Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday in wixii khilaaf ah ee jira lagu xallin doono shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo uu isaga horay u iclaamiyay, kaas oo shanta bisha Janaayo ka dhacayo magaalada Baydhabo.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here