NISA steps up security operation in Mogadishu

0

MOGADISHU [SMN] – The National Intelligence and Security Agency [NISA] stepped up security operations in the capital, Mogadishu to avert pending Al-Shabaab attacks.

 

NISA targeted suspected houses in the capital following a tip-off from residents and during the operation, several suspects have been detained.

The NISA’s Duufaan bridge searched vehicles at the main checkpoints in the city as part of the campaign to ensure security after Al-Shabaab attacked a hotel near Villa Somalia.

 

 

 

Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa maalmihii u dambeeyey sare u qaaday howlgallada ay ka wadaan qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Howlgalladan oo ujeedkooda yahay sugidda amniga ayaa waxaa sameynaya ciidamada gaarka ah ee loo yaqaano Dufaan, kuwaas oo ka mid ah ciidanka hay’adda NISA.

Ciidamadan ayaa baaraya gaadiidka iyo dadweynaha socotada ah, sidoo kale waxa ay hubinayaan baabuurta soo galaya gudaha Muqdisho ee ka imaanaya gobollada dalka.

Muddooyinkii lasoo dhaafay ayaa waxaa caasimadda ka dhacayey falal liddi ku ah amniga, sida qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo ay ka geysaneysay Xarakada Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here