Drought displaces 62,000 in Somalia as IOM warns of worsening crisis
MOGADISHU, Somalia - At least 62,000 people have been newly displaced by drought across five districts in Somalia since the start of 2026 as climate shocks intensify, the International Organization for Migration (IOM), a United Nations migration agency, said on Friday.
IOM data shows that drought now causes three out of four new displacements, a 22 percent year-over-year increase that...
Masar iyo Pakistan oo Soo Gabagabeeyay Dhoolatus Milatari oo Wadajir ah
Islamabad - Ciidamada qalabka sida ee Egypt iyo Pakistan ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay dhoolatus milatari oo wadajir ah, kaas oo diiradda lagu saarayay la dagaallanka argagixisada iyo ka hortagga khataraha casriga ah ee aan caadiga ahayn.
Dhoolatuskan oo socday dhowr maalmood ayaa lagu qabtay xarumo gaar ah oo lagu tababaro ciidamada gaarka ah ee Pakistan, iyadoo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqday Xudur, dhiirrigelinna u sameeyay ciidamo cusub
Xudur, Bakool – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ku tagay degmada Xudur, isagoo ay wehliyaan Taliyaha Taliska Tababarka XDS Axmed Ciise Axmed iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka.
Wafdiga Taliyaha ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Xudur, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay saraakiisha Guutada 9aad, maamulka degmada, qeybaha kala duwan...
Tribute to Advocate Tahlil Haji Hussein, a Fearless Fighter for Justice, Rights and Freedom
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) expresses its profound sorrow and deep sense of loss following the passing of Advocate Tahlil Haji Hussein, who died in Rome, Italy.
Advocate Tahlil Haji Hussein was a brilliant, fearless and highly respected lawyer whose contribution to the defence of human rights and trade union freedoms in Somalia will never be forgotten. His...
Danjiraha Cusub ee Soomaaliya u Fadhiya Nigeria oo Waraaqaha Aqoonsiga Gudbiyay
Abuja, Nigeria — Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Nigeria, Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay Madaxweynaha Nigeria, Bola Ahmed Tinubu.
Munaasabadda lagu guddoomayay waraaqaha aqoonsiga ayaa ahayd mid rasmi ah, iyadoo Madaxweynaha Nigeria uu si diirran u soo dhoweeyay danjiraha cusub. Madaxweyne Tinubu ayaa muujiyay sida ay dowladdiisu uga go’an tahay...
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Madaxtooyada ku Qaabilay Xisbiga SINCAD
Baydhabo — Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Xisbiga Qaran ee SINCAD.
Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminayay guddoomiyaha xisbiga, Maxamuud Khaliif Jabiye, waxaana ku wehliyay musharraxa xisbiga ee u tartamaya doorashada Koonfur Galbeed, Cabdifataax Maxamed Ibraahim.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardar-gelinta howlaha doorashooyinka Dowladda...
Midowga Yurub oo 75 Milyan ku Kordhiyay Taageerada Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Muqdisho — Midowga Yurub ayaa ansixiyay €75 milyan (qiyaastii $81 milyan) oo taageero dheeri ah si loo xoojiyo Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).
Maalgelintan ayaa la meel mariyay Talaadadii kadib go’aan ay gaareen Guddiga Siyaasadda iyo Ammaanka ee Midowga Yurub, waxaana lagu bixin doonaa iyada oo loo marayo Xarunta Nabadda ee Yurub (EPF), si loo taageero qaybta...
Former Somali PM Accuses Government of Politicizing Security Forces
MOGADISHU – Former Somali prime minister Hassan Ali Khaire on Thursday sharply criticized the federal government over the country’s escalating political tensions, accusing it of using the national armed forces for political purposes.
Khaire said it was regrettable that the security forces, established to defend the country and protect civilians, were being used for objectives beyond their constitutional and professional...
Minneapolis man sentenced to 8½ years in prison for trying to join ISIS in Somalia
Abdisatar Ahmed Hassan, a 23-year-old naturalized U.S. citizen, received his sentence Wednesday in U.S. District Court in St. Paul after previously pleading guilty to attempting to provide material support to a designated terrorist organization. His sentence includes 15 years of supervised probation following incarceration.
According to court documents, after several weeks of frequent communication with accounts operated by ISIS members, Hassan prepared...
At least 17 Somali migrants die after boat capsizes off Algeria
ALGERIA - A boat capsized in waters between Algeria and Spain, leaving at least 17 Somali migrants dead, Somalia's ambassador to Algeria said Thursday.
Ambassador Yusuf Ahmed Hassan told Somali state media that he was contacted by distressed parents searching for information about their missing relatives. The victims include 12 men and five women who drowned when their boat capsized...













