Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ugu Yaraan 17 Muhaajiriin Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Xeebaha Dalka Algeria

ALGERIA - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, Danjire Yuusuf Axmed Xasan, ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 17 muhaajiriin Soomaali ah ay dhinteen ka dib markii ay la degtay dooni ay la socdeen oo ku safraysay biyaha u dhexeeya dalalka Algeria iyo Spain.   Danjiraha oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in geerida dadkan Soomaalida ah ay timid xilli ay isku...

Kheyre oo Dowladda ku Eedeeyay Siyaasadeynta Ciidamada Qalabka Sida

Muqdisho — Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee dalka, isagoo ku eedeeyay dowladda inay u adeegsaneyso ciidamada qalabka sida arrimo siyaasadeed. Kheyre ayaa sheegay in ay tahay arrin laga xumaado in ciidamada qaranka, oo loo dhisay difaaca dalka iyo badbaadinta shacabka, loo adeegsado ujeeddooyin ka baxsan waajibaadkooda rasmiga...

Maxkamad ku taal Minnesota oo xukuntay nin rabay inuu ku biiro Daacishta Soomaaliya

St. Paul, Minnesota — Maxkamad federaal ah oo ku taalla magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota ayaa xabsi dhan 8 sano iyo bar ku xukuntay Cabdisataar Axmed Xasan oo 23 jir ah, kaddib markii lagu helay dambiyo la xiriira isku day uu ku doonayay inuu ku biiro kooxda Daacish ee ka dagaalanta Soomaaliya.   Sida ku cad dukumentiyada maxkamadda, Cabdisataar ayaa...

Soomaaliya oo dib u soo celisay 174 tahriibayaal ah oo laga soo saaray Liibiya

MUQDISHO – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii dib ugu soo celisay dalka 174 dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriibayaal ahaa, kuwaas oo laga soo saaray xabsiyo ku yaalla dalka Liibiya kadib markii ay la kulmeen xaalado adag oo bani’aadantinimo iyo amni, sida ay sheegeen mas’uuliyiin.   Dhalinyaradan ayaa lagu soo dhaweeyay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho, halkaas oo uu ku...

Somalia repatriates 174 migrants from Libya after harsh detention conditions

MOGADISHU – Somalia’s federal government on Thursday repatriated 174 young migrants who had been held in prisons in Libya, after enduring harsh humanitarian and security conditions, officials said.   The group arrived at Aden Adde International Airport in Mogadishu, where they were received by Deputy Foreign Minister Hassan Mohamed Ali. The returnees had faced severe hardships, including detention, abuse and extremely poor...

EU pledges €75m to African Union mission in Somalia

The European Union has approved €75m in funding for the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia, reinforcing its position as the mission’s largest financial supporter.   The contribution brings total EU support to African Union-led missions in Somalia to nearly €2.8bn over the past 20 years. The African Union’s commissioner for political affairs, peace and security, Bankole Adeoye, said the...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo si rasmi ah u daahfuray Mashruuc cusub

Muqdisho, Khamiis, 23 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka iyo is dhexgalka bulshooyinka barakacayaasha ah iyo kuwa martigeliya ee magaalada Doolow, kaasi oo muhiim u ah horumarinta nolosha bulshada nugul.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in mashruucan uu diiradda saarayo hagaajinta nolosha iyo...

Somali opposition holds closed-door talks with Turkish ambassador in Mogadishu

MOGADISHU — Somali opposition figures held a closed-door meeting with Turkey’s ambassador to Somalia at the residence of former president Sharif Sheikh Ahmed in Mogadishu, sources familiar with the discussions said.   The meeting, described as sensitive, focused largely on calls for Turkey to refrain from involvement in Somalia’s internal political tensions, according to sources close to opposition members. Participants engaged in...

Lafta Gareen-aligned forces move into Gedo, heightening political tensions

DOLOW, Somalia — Hundreds of fighters loyal to former South West state president Abdiasis Lafta Gareen have entered parts of the Gedo region, witnesses and officials said, in a move that risks escalating an ongoing political standoff in southern Somalia.   The forces, which had been stationed in Awdiinle since being pushed out of Baidoa last month, were seen advancing with...

Ciidamo taabacsan Lafta-Gareen oo isku dhiibay Maamulka Jubaland

DOOLOW - Ciidamo aad u badan oo taabacsanayaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo ku sugnaa deegaanka Awdiinle oo ay ku sugnaayeen tan iyo markii laga saaray magaalada Baydhaba bishii hore, ayaa gaarey gobolka Gedo. Muuqaallo si weyn loogu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo boqolaalaskari oo wata gaadiidka dagaalka gudahana usii galaya qaybo kamid ah gobolka Gedo, gaar...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...