Somali opposition holds closed-door talks with Turkish ambassador in Mogadishu
MOGADISHU — Somali opposition figures held a closed-door meeting with Turkey’s ambassador to Somalia at the residence of former president Sharif Sheikh Ahmed in Mogadishu, sources familiar with the discussions said.
The meeting, described as sensitive, focused largely on calls for Turkey to refrain from involvement in Somalia’s internal political tensions, according to sources close to opposition members.
Participants engaged in...
Lafta Gareen-aligned forces move into Gedo, heightening political tensions
DOLOW, Somalia — Hundreds of fighters loyal to former South West state president Abdiasis Lafta Gareen have entered parts of the Gedo region, witnesses and officials said, in a move that risks escalating an ongoing political standoff in southern Somalia.
The forces, which had been stationed in Awdiinle since being pushed out of Baidoa last month, were seen advancing with...
Ciidamo taabacsan Lafta-Gareen oo isku dhiibay Maamulka Jubaland
DOOLOW - Ciidamo aad u badan oo taabacsanayaa madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo ku sugnaa deegaanka Awdiinle oo ay ku sugnaayeen tan iyo markii laga saaray magaalada Baydhaba bishii hore, ayaa gaarey gobolka Gedo.
Muuqaallo si weyn loogu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo boqolaalaskari oo wata gaadiidka dagaalka gudahana usii galaya qaybo kamid ah gobolka Gedo, gaar...
Mucaaradka iyo Safiirka Turkiga oo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka
Muqdisho - Waxaa Kulan Albaabada u xiran yahay uu guriga uu magaalada muqdisho ka deganyahay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif ku yesheen Mucaaradka & Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya.
Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa Ajandaha ugu weyn uu ku saabsan yahay in Turkiga uu san ku dhex milmin xiisada gudaha ee Soomaaliya,sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ilo ku dhow...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Waxaa naga go’an in badda Soomaaliya laga dhigo laf-dhabarta dhaqaalaha dalka
MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda ay xoogga saarayso horumarinta badda si ay u noqoto laf-dhabarta kobaca dhaqaalaha dalka.
Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad lagu daah-furayay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.
Wuxuu sheegay in qorshuhu yahay in dekedaha dalka la gaarsiiyo heer caalami si loo xoojiyo ganacsiga iyo xiriirka suuqyada caalamka.
“Waxaa naga...
Faarax C/qaadir oo sheegay in baahi loo qabo nidaam qaran oo xogta waxbarashada lagu maareeyo
MUQDISHO — Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa ku baaqay in la sameeyo manhaj qaran oo mideysan iyo nidaam adag oo lagu hubinayo tayada macallimiinta, si loo xoojiyo heerka waxbarashada dalka.
Wasiirka ayaa sheegay in nidaamka federaalka uu fursad u siiyay bulshada iyo ganacsatada inay ballaariyaan adeegyada waxbarashada, gaar ahaan meelaha ay dowladdu hore uga maqneyd.
Si kastaba, wuxuu tilmaamay...
Soomaaliya oo ku biirtay cambaareynta weerarrada Iiraan ee dalalka Carabta
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay cambaareynta dalalka Carabta ay u jeediyeen weerarro la sheegay in Iiraan ay ka geysatay Bariga Dhexe, iyadoo muujisay taageero buuxda oo ay u hayso dowladaha Carabta.
Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Xasan Maxamed Cali, ayaa ka qeyb galay kulan degdeg ah oo heer wasiir ah...
Somalia eyes maritime sector as backbone of economic growth, president says
MOGADISHU, Somalia — Somalia is prioritising the development and use of its vast maritime resources to drive economic growth, President Hassan Sheikh Mohamud said.
Speaking at the inauguration of a new headquarters for the Ministry of Ports and Marine Transport in Mogadishu on Wednesday, the president said the government aims to upgrade the country’s ports to international standards to boost...
Somalia urges unified curriculum, tighter teacher standards amid federal challenges
MOGADISHU — Somalia’s education minister has called for a unified national curriculum and stricter controls on teacher qualifications, warning that the federal system has complicated oversight and consistency in the sector.
Education Minister Farah Sheikh Abdulkadir said the decentralised structure had enabled communities and private actors to expand access to education across the country, particularly in areas long underserved by...
Somalia cabinet approves one-stop public service centre, backs UN ocean pact
MOGADISHU — Somalia’s cabinet on Thursday approved the establishment of a centralized public service centre aimed at streamlining government services, as it also endorsed a key United Nations maritime agreement, officials said.
Meeting in its weekly session chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, the Council of Ministers signed off on the creation of the “Halmeel” one-stop service centre, which...









