Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tagay Bardaale iyo Awdheegle
Bardaale, Gobolka Bay – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyeen Taliyaha Taliska Tababarka XDS, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Bardaale iyo deegaanka Awdiinle ee Gobolka Bay.
Ujeedka socdaalka Taliyaha ayaa ahaa in uu ku kormeero xaaladda ciidamada deegaanka iyo...
Wasiirka Amniga Gudaha oo tababar usoo xiray qaar ka mid ah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar loo qabtay 120 askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Cutubka Daraawiishta Booliska.
Wasiirka ayaa bogaadiyay askarta qalin-jabisay, isagoo ku ammaanay dadaalka, dulqaadka, iyo adkaysiga ay muujiyeen muddadii uu socday tababarku. Wuxuu sidoo kale xusay...
Fursad Cusub: Somnet Telecom oo Soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’ oo aad kaga shuban karto Xirmooyin Qiimo Jaban Oo Ku Habboon Baahidaada
Shirkada Isgaarsiinta Jiilka Cusub ee Somnet Telecom oo ah shirkadii ugu horeysay ee 4G Mobile internet dalka keentay haddana bixisa 5G internet ayaa waxa ay macaamiisheeda u soo kordhisay adeegga Mudnaan, kaas oo ah xirmooyin raqiis ah oo ku haboon baahidaada gaarka ah. Adeeggan casriga ah ayaa loogu talagalay in uu isbedel weyn ku sameeyo habka ay bulshadu u...
NUSOJ, US Embassy discuss media freedom and governance reforms
MOGADISHU, Somalia — The secretary general of the National Union of Somali Journalists (NUSOJ), Omar Faruk Osman, held talks Tuesday with a senior U.S. diplomat in Mogadishu focused on press freedom and democratic governance.
Osman met with Justin E. Davis, the U.S. Embassy’s chargé d’affaires in Mogadishu, in what both sides described as a constructive and wide-ranging discussion.
The talks centered...
Somalia Restores Relations with Sri Lanka
Colombo — Somalia has moved to restore diplomatic engagement with Sri Lanka following talks between its ambassador to India, Abdullahi Mohamed Odowaa, and Sri Lankan President Anura Kumara Dissanayake, officials said.
The meeting, held at the presidential palace in Colombo, focused on strengthening bilateral ties and expanding cooperation between the two countries. Both sides welcomed the restoration of direct relations,...
Somali PM Lays Foundation Stone for Curriculum Development Centre
Mogadishu — Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday laid the foundation stone for a new Curriculum Development Centre aimed at improving the quality of education across the country, officials said.
Speaking at the ceremony, Barre said education reform was the cornerstone of building a better future, adding that the government was prioritising the modernisation and improvement of the...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐚𝐡𝐢𝐣𝐭𝐚
Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta oo lagu horumarinayo tayada waxbarashada dalka.
Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in horumarinta waxbarashadu ay tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu gaari karo mustaqbal wanaagsan , isaga oo xusay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaan...
Iran oo cambaareysay tallaabo Israel ee Somaliland
Tehraan - Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Iran, Esmaeil Baghaei, ayaa si kulul u cambaareeyey Xad-gudubka joogtada ah ee Maamulka Israel ku hayo Madax-bannaanida Qaranka Somalia.
Baghaei oo ka dayrinaya talaabadii uu taliska Israel ugu magacaabay ergey diblumaasiyadeed ee gobolka loo yaqaan “Somaliland” oo ah qayb ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Baghaei waxa uu u arkay inay tahay...
Iran denounces Israeli violation of Somalia’s sovereignty
TEHRAN - Iranian Foreign Ministry Spokesman Esmaeil Baghaei has strongly condemned the Israeli regime’s continued violation of Somalia’s national sovereignty.
Denouncing the Zionist regime's move to appoint a diplomatic envoy to the region known as “Somaliland”, which is part of the Federal Republic of Somalia, Baghaei considered it a clear sign of the Zionist regime's conspiracy to destabilize Islamic countries...
Afar qof oo muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka geystay
Tripoli – Afar qof oo tahriibayaal ah ayaa laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka kadib in ka badan shan maalmood oo ay ku jireen xaalad adag, kaddib markii doon ay la socdeen ay ku degtay xeebaha bariga dalka Liibiya.
Sida ay sheegeen ilo amni oo ka tirsan dalka Liibiya iyo Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM), ugu yaraan 10 qof ayaa la xaqiijiyay...











