Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dastuurka iyo muddada xilka dowladda

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Kheyre, ayaa sheegay in dastuurka hadda jira uu yahay mid ay Soomaali ku heshiisay, islamarkaana ay muhiim tahay in la ilaaliyo loona hoggaansamo.   Kheyre oo kulan la qaatay dhalinyarada magaalada muqdisho  ayaa ka hadlay xaaladda guud ee siyaasadda dalka, isagoo si gaar ah u xusay muddada xilka dowladda. Wuxuu tilmaamay in...

Wasiirka Amniga Gudaha oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu iyo howlwadeeno ka mid ah Safaaradda.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga amni ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo si gaar ah loo falanqeeyay taageerada Dowladda Shiinaha ay siiso Soomaaliya, gaar...

Soomaaliya oo dib u soo celisay xiriirka Sri Lanka

Colombo, Sri Lanka – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, H.E Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Sri Lanka, Anura Kumara Dissanayake, intii uu ku sugnaa magaalada Colombo.   Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada Sri Lanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee u...

72 Media Freedom Violations Reported in Somalia, Including One Journalist Killing

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today released its flagship State of the Media Report, exposing a media environment under sustained attack where journalists and news media organisations are routinely targeted and those responsible act with total impunity. The report documents 72 media freedom violations between 1 January and 31 December 2025, confirming that repression of journalism...

Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay

Muqdisho, April 20, 2026 – Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay odayaasha dhaqanka ee beelaha Hawiye, iyagoo ka wada hadlay xiisadaha siyaasadeed ee sii kordhaya ka hor geeddi-socodka doorashooyinka ee muranka badan dhaliyay.   Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay siyaasiyiin mucaarad ah oo ay ka mid yihiin madaxweynihii hore Sharif Sheikh Ahmed, ra’iisul wasaareyaashii hore Hassan Ali...

Opposition Leaders, Hawiye Elders Hold Political Meeting in Mogadishu

Mogadishu, April 20 — Somali opposition politicians and traditional elders from the Hawiye clan held a political meeting in Mogadishu on Monday to discuss the country’s evolving political situation and efforts to ease tensions ahead of upcoming electoral deadlines.   The gathering brought together senior figures including former president Sharif Sheikh Ahmed, former prime minister Hassan Ali Khaire, and former prime...

Hirshabelle Presidential Hopeful Adawe Holds Consultations with Regional Politicians

Mogadishu, April 20 — Hirshabelle presidential hopeful Osman Mahmoud Adawe held a key meeting with politicians from the Hirshabelle regions as part of ongoing consultations ahead of a planned announcement of his candidacy, sources said.   The meeting, which took place at his residence, was attended by several prominent figures, including former Middle Shabelle governor Ahmed Meyre Makaraan, former Banadir regional...

Former President Declines Meeting Request from Hassan Sheikh Amid Election Tensions

Mogadishu, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed has reportedly declined a request for a meeting from incumbent President Hassan Sheikh Mohamud, after the latter contacted him by phone, amid mounting political tensions ahead of the country’s elections, sources said Monday.   According to a member of the Himilo Qaran party who spoke to Shabelle TV, President Hassan Sheikh sought...

Musharrax Cusmaan Cadaawe oo kulamo siyaasadeed ka bilaabay Hir-shabelle

 Muqdisho - Musharrax Madaxweyne Hir-shabelle Cusmaan Maxamuud Cadaawe ayaa kulan muhiim ah waxa uu la qaatay siyaasiyiin kasoo jeedda deegaanada Hir-shabelle. Kulankan oo ku qabsoomay hoygiisa ayaa siyaasiyiintii ka qeyb gashay waxaa kamid ahaa, gudoomiyihii hore ee gobolka Shabelada Dhexe, Axmed Meyre Makaraan, gudoomiyahii hore ee gobolka Banaadir, Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur, Wasiirkii hore ee amniga Cabdullahi Maxamed Nuur iyo siyaasiyiin...

Ra’iisulwasaarihii hore oo sheegay in dalka uu qarka saarayahay kala tag

Muqdisho - Ra’iisulwasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble oo shir jaai’d qabtay ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka uu maraya ayaa waxa uu sheegay in dalka uu galay marxalad aan la qiyaasi ay sababi karaan in lagu kala tago marxalada haatan ee ismariwaaga sababtay.   Waxa uu tilmaamay in mudo xileedka dowlada oo haatan gaabsiyahay in sabab unoqon karto qalaalase siyasaadeed...

WARAR KALE

Somali referee’s World Cup hopes hit after U.S. entry denial

WASHINTON - The United States has denied entry to Somali referee Omar Atan, who had been selected to officiate at the FIFA World Cup,...

Hirshabelle regional President, AUSSOM Commander Discuss Security Cooperation

JOWHAR – The president of Somalia’s Hirshabelle state, Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe, held talks with the commander of the African Union Support and Stabilization...

Dowladda Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Hor Istaagii Garsoore Cartan

MUQDISHO - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku muujisay sida ay uga xun tahay duruufihii sababay...