Musharrax Khayre iyo bulshada oo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed iyo mustaqbalka dalka
Muqdisho - Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre, oo kulamo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho, ayaa la kulmay qaybo kala duwan oo bulshada ka mid ah, gaar ahaan dhallinyarada iyo haweenka oo door muhiim ah ka ciyaara horumarka iyo mustaqbalka Soomaaliya.
Kulamadan oo ka dhacay hoyga uu ka degan yahay Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray aragtiyaha, talooyinka iyo walaacyada ay qabaan...
Dalal badan oo Islaami ah oo cambaareeyay tallaabada Israa’iil ee Somaliland
Islamabad - Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si wadajir ah u muujiyay diidmo xooggan oo ay ka qabaan tallaabo ay Israa’iil ay wakiil diblomaasiyadeed ugu magacawday gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee Somaliland, iyagoo ku tilmaamay arrin si cad uga hor imaanaysa madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Dalalkan oo kala ah Jamhuuriyadda Pakistan, Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar,...
Somali president meets Serbian prime minister to boost cooperation
ANTALYA, Turkey — Somalia’s president met Serbia’s prime minister Saturday on sidelines of a diplomacy forum, discussing stronger bilateral relations and cooperation.
President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Serbian Prime Minister Đuro Macut during the Antalya Diplomacy Forum, focusing on deepening ties between countries.
The leaders emphasized longstanding relations between Somalia and Serbia, dating back to 1960 and the Non-Aligned...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulamy Ra’iisul Wasaaraha Serbia+SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan laba-geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Serbia, Prof. Dr. Đuro Macut, intii ay soctay Madasha 5-aad ee Diblomaasiyadda Antalya (ADF2026) oo ka qabsoontay magaaladda Antalya ee dalka Turkiga, halkaas oo ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka laba-geesoodka ah iyo kor u qaadista iskaashiga guud ee labada dal.
Labada...
Hoggaamiye Jibriil Cabdirashiid oo kormeer shaqo ku tagay wasaaradaha Koonfur Galbeed
Baydhabo — Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tagay qaar ka mid ah wasaaradaha muhiimka ah ee maamulkaas, si uu u qiimeeyo habsami u socodka adeegyada dowladda.
Wasaaradaha uu kormeeray waxaa ka mid ahaa Amniga, Cadaaladda, Arrimaha Gudaha, Caafimaadka, Dastuurka iyo Gargaarka.
Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu dardargelinayo shaqada...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Baydhabo ka shir guddoomiyay kulan amni
Baydhabo - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Baydhabo ku shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga guud ee magaalada iyo adkeynta xasilloonida gobolka Baay.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), iyo sidoo kale saraakiil ka socotay howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.
Intii...
Egypt pledges continued support for Somalia
Antalya - The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, met with the Minister of Foreign Affairs of Egypt, Dr. Badr Abdilaati, in Antalya, Turkey, where they discussed strengthening relations and cooperation between the two countries.
The meeting took place at the Antalya Diplomatic Forum, which was attended by heads of state and diplomats from various countries,...
Masar oo ballanqaaday sii wadidda taageerada Soomaaliya
Antalya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Dr. Badr Cabdilcaati, halkaas oo ay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.
Kulankan ayaa ka dhacay Madasha Diblomaasiyadda Antalya, oo ay ka qeyb galeen madax iyo diblomaasiyiin ka kala socday dalal kala duwan, isla markaana...
Xuutiyiinta Yemen oo digniin culus ka soo saaray Israel iyo xiisadda Geeska Afrika
YEMAN - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee maamulka Xuutiyiinta Yemen ayaa soo saartay digniin adag oo ay ugu jeedineyso waxa ay ugu yeertay “cadowga Israel,” iyadoo uga digtay lagu wado in laga fuliyo gudaha Soomaaliya.
Qoraal rasmi ah oo ay soo saartay wasaaraddu ayaa lagu sheegay in tallaabada ugu dambeysay ee ay Israel u magacaabista safiir la sheegay in loo dirayo...
Yemen’s Ministry of Foreign Affairs warns Israeli enemy entity against continuing its schemes in Somalia
SANAA - The Ministry of Foreign Affairs and Expatriates warned the Israeli enemy entity against continuing to implement its schemes in Somalia, the latest of which is the so-called decision to appoint an entity ambassador in Hargeisa.
The Ministry of Foreign Affairs considered in a statement this step a blatant and flagrant violation of international law, the sovereignty of Somalia,...











