Somalia Secures Seat at UN Security Council, President Mohamud Expresses Gratitude and Optimism
MOGADISHU, Somalia - In a historic development, Somalia has been elected to serve as a non-permanent member of the United Nations Security Council for a two-year term. The announcement was met with jubilation and optimism from President Hassan Sheikh Mohamud, who expressed his profound gratitude and confidence in the nation's progress and potential.
"This is a momentous occasion for Somalia,...
Jubaland State Government Convenes Standing Committee Meeting in Kismayo
KISMAYO - In a significant move towards advancing the legislative agenda of the Jubaland State Government, Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe, the esteemed Speaker of the People's Assembly, chaired a crucial meeting of the Standing Committee today.
The meeting, held in Kismayo, the temporary headquarters of the Jubaland State Government, marked a pivotal step in the governance process of the...
Cabdirashiid Jilley oo kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Wakiilka Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Wafaa Elfadel Saeed iyo mas’uuliyiin kale oo qaabilsan qeybta Caafimaadka iyo Nafaqada.
Kulankaan ayaa ujeedkiisu waxa uu ahaa, horumarinta adeegga caafimaadka dalka, u qareemidda caafimaadka muwaadiniinta soomaaliyeed, isaga oo...
Shirka guddiga joogtada ah ee BF oo markii ugu horreysay lagu qabtay Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir Guddoomiyay kulanka banbaxa Guddiga Joogtada oo ku qabsoomay Magaaladda Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Jubaland.
Ugu horeyn Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulanka furay ayaa xubnaha Guddiga Joogtada ah kula dardaarmay in maalmaha kulanka uu socda ay si mira...
Farmaajo oo hambalyo u diray shacabka Soomaaliyeed kadib guusha usoo hoyatay
MUQDISHO (SMN) -
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo qoraal soo saaray ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha Soomaaliya oo maanta loo doortay xubinimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Warsaxaafadeedka Farmaajo ayaa u qornaa sidatan;-
Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynayaa in dalkeennu uu maanta ku guulaystay xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka...
Former Somali President Farmajo Congratulates Nation on Election to UN Security Council
MOGADISHU, Somalia - Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo expressed his congratulations to the people of Somalia on the nation's election to the United Nations Security Council as a non-permanent member state for the 2024-2025 term.
"Congratulations to the people of Somalia on the election of our great nation to the UN Security Council as a Non Permanent member state...
Somalia Elected to UN Security Council for 2025-2026 Term
NEW YORK - In a significant development for the East African nation, Somalia has been elected as a non-permanent member of the United Nations Security Council (UNSC) following a voting process held on Thursday at the General Assembly.
The Somali diplomatic office at the UN expressed its commitment to "upholding international law and the amplification of all voices within the...
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay guusha Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya loo doortay xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, muddo labo sano ah.
Madaxweynaha ayaa sheegay in guushan ay muujinayso horumarka iyo dowladnimada dalkeenna, waxa uuna tilmaamay qosheyaasha hagaya codka Soomaaliyeed ee fagaareyaasha caalamka, kaas oo ku salaysan ilaalinta nabadda iyo xoojinta...
Somalia oo loo doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka
NEW YORK (SMN) - Kal fadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobe ayaa Soomaaliya loogu doortay xubinimo aan joogta ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Waa markii labaad mudo 52 sano ah Soomaaliya ay kursigan hesho waxaana arintan ay daliil u tahay soo kabashada ay Soomaaliya ka sameysay arimaha diblumaasiyada, amaanka iyo siyaasada.
Soomaaliya ayaa aheyd musharaxa kaliya ee ka socday Bariga...
Somali Military Court Executes Three Men for Murder of Two Brothers
DHUSAMAREB, Somalia - In a significant move aimed at curbing the rising incidents of revenge killings in central Somalia, a military court in Galmudug State executed three men in a public square in Dhusamareb town on Thursday.
The execution comes after the court found the three men guilty of murdering Dr. Ahmed Hassan Osman and his younger brother, Quran teacher...










