Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa meelmariyey dib-u-eegista Xeer-nidaamiyaha Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha iyo Heshiis Is-afgarad ee la xiriira Iskaashiga Siyaasadda oo ay wada gaareen dalalka Soomaaliya iyo Norwey.
Shirka oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa warbixinno ku saabsan...
Soomaaliya oo xubin ka noqoneysa maanta Golaha Ammaanka ee QM
NEW YORK (SMN) - Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay xubin aan joogto ah ka noqoto golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, marka ay dhacdo codbixintii golaha guud ee Qaramada Midoobay.
Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York waxaa ku sugan wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda Axmed Macallin Fiqi, si ay...
Tensions Rise in Puntland as Police boss Accuses PSF of Repeated Attacks
BOSASO, Somalia - A heightened tensions reported in Puntland's Bosaso city with the region's Police Commander, Muumin Abdi Shire, has issued a strong complaint against the Puntland Security Force (PSF), accusing them of repeatedly targeting the police.
According to the commander, the PSF has been consistently attacking the police, with the most recent incident occurring at the central prison in...
Strengthening Bonds: Somalia and South Korea Forge Partnership for Mutual Growth
SEOUL, South Korea - In a significant diplomatic move, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Hamsa Abdi Barre, recently met with his South Korean counterpart, Prime Minister Han Duck-soo, to discuss the future of their countries' bilateral relationship.
The meeting, held in Seoul, South Korea, was marked by a shared commitment to enhancing cooperation and fostering mutual...
Galmudug oo toogasho ku fulisay raggii dilay macallinka iyo dhaqtarka
DHUUSAMAREEB (SMN) -: Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa ee horay aanada qabiil loogu dilay gobolkaasi.
Toogashada ayaa lagu fuliyay Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax Aadan, iyo Bile cabdullahi Xasan, kuwaas oo horey u dilay Dr Axmed Xasan cusmaan iyo Macallin Axmed Xasan Cusmaan oo ahaa walaalo.
Raggan ayaa...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed
SEOUL (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed, Han Duck-soo, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo abuuri lahaa iskaashi ku qotoma danaha ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kuuriyada Koonfureed.
Labada Ra’iisul Wasaare, ayaa isla soo qaaday muhiimadda ay leedahay in la abuuro iskaashi ku...
Xiisad culus oo ka dhex qaraxday ciidamada PSF iyo Booliska Puntland
BOOSAASO (SMN) - Xiisad culus ayaa mar kale ka dhex qaraxday ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF iyo Booliska Puntland, taas oo si wayn looga dareemay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Xiisaddan ayaa ka dhalatay, kadib is rasaaseyn kooban oo shalay labada dhinac ku dhex martay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.
Taliyaha ciidanka booliska Puntland General...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay xubno ka socday baarlamaanka Ciraaq
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Ciraaq, ahna Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalkaas Sheekh Cabdul Hadi Al-Hazanawi.
Guddoomiyaha iyo wafdiga ka socda Ciraaq ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Ciraaq, gaar ahaan iskaashiga baarlamaanada labada...
Jowhar Off-stream Storage Program (JOSP) Launched to Combat Climate Challenges
JOWHAR, Somalia - In a significant step towards addressing climate change challenges, the Jowhar Off-stream Storage Program (JOSP) was officially launched today in Jowhar, Hirshabelle State.
The initiative aims to reduce flood risk, mitigate drought, and create a climate-resilient irrigation scheme for over 1.5 million people living along the Shabelle River.
The launch ceremony was attended by high-level officials including the...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo mashruuc wayn ka daah-furay Jowhar
JOWHAR (SMN) - Munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar ayaa waxaa si rasmi ah maanta looga daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun-FAO oo waxtar u leh in ka badan 300-kun oo beeraleey ah.
Mashruucan waxaa si wadajir ah u daah-furay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Ku-simaha Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ahna Ra’iisulwasaare ku-xigeen Mudane Saalax Axmed Jaamac.
Sidoo kale munaasabadda waxaa...










