Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay xubno ka socday baarlamaanka Ciraaq

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dalka Ciraaq, ahna Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalkaas Sheekh Cabdul Hadi Al-Hazanawi.   Guddoomiyaha iyo wafdiga ka socda Ciraaq ayaa ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Ciraaq, gaar ahaan iskaashiga baarlamaanada labada...

Jowhar Off-stream Storage Program (JOSP) Launched to Combat Climate Challenges

JOWHAR, Somalia - In a significant step towards addressing climate change challenges, the Jowhar Off-stream Storage Program (JOSP) was officially launched today in Jowhar, Hirshabelle State.   The initiative aims to reduce flood risk, mitigate drought, and create a climate-resilient irrigation scheme for over 1.5 million people living along the Shabelle River. The launch ceremony was attended by high-level officials including the...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo mashruuc wayn ka daah-furay Jowhar

JOWHAR (SMN) - Munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar ayaa waxaa si rasmi ah maanta looga daah-furay mashruuca biyo xireenka Sabuun-FAO oo waxtar u leh in ka badan 300-kun oo beeraleey ah.   Mashruucan waxaa si wadajir ah u daah-furay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Ku-simaha Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ahna Ra’iisulwasaare ku-xigeen Mudane Saalax Axmed Jaamac. Sidoo kale munaasabadda waxaa...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxa hay’adda KOICA + Sawirro

SEOUL (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la kulmay Madaxweynaha Hey’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Kuuriya (KOICA) CHANG, Won Sam oo ay ka wada hadleen arrimo muhiim u ah horumarka ay Sommaaliya ku taamayso.   Intii uu socday kulanka, Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka warramay muhiimadda uu dalkeennu u leeyahay is-beddelka dhaqan-dhaqaale iyo horumarinta...

Wafdi uu hoggaaminayo R/W ku xigeenka XFS oo gaaray Jowhar + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Wafdi uu hoggaaminaayo ku simaha Ra’isulwasaraha ahna Ra’isulwasare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, qeybna ay ka yihiin Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, Wasiirada Beeraha, iyo Tamarta XFS, Waxaana garoonka diyaradaha Jowhar ku soo dhaweeyey Wafdigaan Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo boqolaal shacab ah. Ujeedka wafdigaan u gareen Jowhar ayaa ah daafurka...

Somali PM Hamza Abdi Barre Meets with KOICA President at Korea-Africa Summit

Seoul, South Korea - At the 2024 Korea-Africa Summit in Seoul, H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre held talks with the President of the Korea International Cooperation Agency (KOICA), Chang Won Sam.   The discussions focused on pivotal development issues concerning Somalia, with an emphasis on socio-economic progress and youth skill advancement. During the meeting, Prime Minister Barre underscored the importance of...

Somali Army Commander Visits Italy, Discusses Strengthening Cooperation

Rome, Italy - The commander of the Somali National Army, General Ibrahim Sheikh Muhyadin, recently visited Italy, where he was accompanied by the commander of the Italian government, Admiral Giuseppe Cavo Dragone.   The visit was marked by a well-organized event, during which the Somali army commander and the Italian military commander discussed ways to strengthen cooperation between the two nations. During...

Somali National Army and Local Forces Withdraw from Middle Shabelle Region Amid Rising Tensions

Middle Shabelle, Somalia - The reports from war frontlines indicate that the Somali National Army (SNA) and local forces have withdrawn from areas along the banks of the Shabelle River in the Middle Shabelle region.   The allied forces are reported to have evacuated the area of ​​Hawadley and the villages under the HirShabelle state of Somalia, where a tense situation...

SoDMA Commissioner Meets with Somali Ambassadors to Address Humanitarian Issues

Mogadishu, Somalia - The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, recently met with Somali ambassadors to Türkiye, Libya, Iraq, and Germany to discuss critical humanitarian issues affecting the country.   The meeting, which took place at the SoDMA headquarters in Mogadishu, focused on the agency's challenges, including problems caused by climate change leading to displacement and loss...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay dib u habeynta Ciidanka Xoogga

ROMA (SMN) - Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas, Ibraahim Sheekh Muxyaddiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Italy loona yaqaan Taallada geesiyaashii Ciidamada Talyaaniga.   Munaasabad si weyn loo agaasimay oo halkaas loogu dhigay wafdiga uu Hogaaminayay Taliyaha Ciidanka  Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidamadda Military-ga Dalka Talyaaniga Admiral...

WARAR KALE

Somalia Regrets World Cup Absence of Referee Omar Artan After U.S. Entry Setback

MOGADISHU — Somalia's Ministry of Youth and Sports on Tuesday expressed deep regret over the circumstances that prevented internationally recognized Somali referee Omar Abdulkadir...

Somali Referee Thanks Supporters After U.S. Entry Ban Derails World Cup Role

ANKARA — Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has thanked the football community and the Somali public for their support after he was denied...

Garsoore Cumar Cartan oo hadlay Ka Dib Markii Loo Diiday Inuu galo Mareykanka

ANKARA - Garsooraha caalamiga ah Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa u mahadceliyey "bahda kubadda cagta" iyo shacabka Soomaaliyeed taageeradii ay u muujiyeen, ka dib markii...