Puntland oo shaacisay jadwalka doorashada kuraas ka mid ah BF

0

GAROOWE (SMN) -Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa sheegay in 6-kursi ee la shaaciyay doorashadooda la bilaabi doono, diyaargarowgoodana uu socdo.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here