Puntland oo shaacisay liiska guddiyada soo xulaya eragada lix kursi

0

GAROOWE (SMN) – Guddiga maamulka doorashooyinka dowlad goboleedka Puntalnd ayaa soo gudbiyey guddiyada xulista ergada 6-dii kursi ee u dambeyey kuraasta Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kuraastan ayaa dhowaan lagu wadaa in doorashadooda lagu qabto caasimadda Puntland ee magaalada Garoowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here