Puntland oo war kasoo saartay dagaalka ka socda Saaxo Maygaag

0

GAROOWE (SMN) – Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaannada Saax-maygaag iyo Sanga jabiye.

Karaash ayaa sheegay in Dowlad Goboleedka Puntland uu dedaal xoogleh ku bixindoono sidii nabad loo kala dhex dhigi lahaa beelaha walaalaha ah ee dirirtu dhexmartay.

Bahda dhaqanka ayaa dhankooda Codsaday joojinka dagaalka iyo qaadashada wada hal mira dhala islaan Maxamed islaan Ciise Islaan Muuse oo ka mid ah Bahda dhaqanka Puntland ayaa Nabad ka codsaday dhinacyada dagaalamaya xusayna in xabbadda si shuruud la aan ah loo joojiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here