Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

0

MUQDISHO [SMN] – Illaa saddex qarax ayaa Caawa ka dhacay meelo kala duwan gudaha magaaladda Muqdisho, xili amniga uu sii xumaanayo.

 

Qaraxa 1aad ayaa ka dhacay Xerada Dhega-Badan, oo ah meel lagu tabararo askarta dowladda, oo ku taalla Warshaddii hore ee Nacnaca, oo katirsan degmada Wadajir.

Waxaa xigay labo qarax oo kale oo midkooda ka dhacay inta u dhaxaysa Dabka iyo Sayidka, oo ku dhaw xarunta Baarlamaanka.

Khasaaraha qaraxyada wali lama shaacin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here