Qoo Qoor oo kulan la yeeshay guddiyada doorashooyinka dalka + Sawirro

0

GAALKACYO (SMN) -Madaxwaynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug, iyo xubno ka tirsan heer Federaal.

Qoor Qoor ayaa uga mahadceliyay guddiga shaqada adag oo ay qabteen, xilli guud ahaanba ay soo dhamaystireen doorashada kuraasta Baarlamanka Soomaaliya ee kadhacay labada deegaan doorasho ee Dhuusamareeeb iyo Gaalkacyo.

Galmudug ayaa noqotay maamul goboleedkii labaad ee soo gabagabeeya doorashada Golaha Shacabka, waxaana ka horreeyey dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here