R/W Rooble oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Sacuudiga ee Kenya

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga ee Kenya Mudane Khaalid Cabdalla Alsalmaan oo dalka soo gaarsiiyay deeq macaawino ah oo ka timid Xarunta  Gargaarka Boqor Salmaan.

Rooble ayaa Dowladda Sacuudiga iyo Boqor Salmaan uga mahadceliyay taageeradooda joogtada ah ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here