R/W Rooble oo salaadda Ciidul-fitri la dukaday shacab iyo mas’uuliyiin kale

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble    ayaa saaka ka qeybgalay tukashada salaadda Ciidul-fitri oo lagu oogay masjidka Shuhadaa ee Magaalada Muqdisho.

Dukashada salaadda ciidda oo lagu oogay xarunta madaxtooyada dalka.waxaa sidoo kale ka qeybgalay boqollaal isugu jiray shacab iyo mas’uuliyiin kale.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shacabka ugu baaqay in la caawiyo dadka masaakiinta ah,isagoo dhinaca kalena soo jeediyay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here