R/W Xamza oo warbixin ka dhageystay xarunta cilmi baarista dalka Jabuuti

0

JABUUTI (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo weli Djibouti ku jooga booqasho rasmi ah, ayaa kormeeray Xarunta Gobolka ee Cilmi-baarista Deegaanka iyo Cimilada ee Jamhuuriyadda Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu joogay xarunta waxa uu warbixin ku saabsan qorshahooda ku aaddan cilmi-baarista dhibaatooyinka ay keentay isbeddelka cimillada ka dhageystay mas’uuliyiinta xarunta.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here