Ra’iisul wasaaraha XFS oo la kulmay guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare

0

MUQDISHO (SMN) – Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Saree ee BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Rooble ayaa guddoomiyaha Aqalka Sareย  ku bogaadiyay dib u doorashadiisa iyo munaasabadda Ciidul Fidriga.

Raโ€™iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa sidoo kale ka wada hadlay dhammeystirka doorashada iyo u diyaargarowga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda ka dib doorashadii guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here