Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay dalka

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu Geneva uga qeyb galay shir looga hadlayay xaaladda abaaraha ba’an ee dalka ka jira.

Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay shirka ayaa caalamka ugu baaqay in si deg deg ah loogu soo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee abaarta la daalaa dhacaya.

Hay’adaha iyo dalalka deeqda bixiya ayaa shirka uga dhawaaqay dhaqaale badan oo lagu caawinayo dadka abaartu hayso ee dalaka Geeska Afrika iyo gaar ahaan Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here