Sawirro: Ra”iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo tegay xafiiskiisa

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa lug ku tegay, kadib markii saacadihii ugu dambeeyey la geeyey ciidamo dheeraad ah oo dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabay halkaasi.

Rooble ayaa waxaa wehlinayey taliyeyaasha ciidamada iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, kuwaas oo gacan ka geystay in hoos loo dhigo arrinta.

Weli xiisadda ayaa halkeeda ah, waxayna kasii dartay markii madaxweyne Farmaajo uu shaaca ka qaaday inuu shaqo joojin ku sameeyey ra’iisul wasaaraha.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here