Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo gaaray Angola + Sawirro

0

LUANDA (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Luanda ee caasimadda dalka Angola.

Saalax iyo wafdiga uu horkacayo ayaa waxa ay ka qayb galayaan Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika, Kareebiyaanka & Baasifiga (OACPS).

Shirka sanadkan oo ay ka qaybgalayaan madaxda 79 xubnood oo ka socda saddexda Qaaradood, ayaa looga hadli doonaa dhibaatooyinka isbeddelka cimillada, isu dheelitirka iyo koboca dhaqaalaha, caqabadaha amniga iyo nabadda.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here