Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka bilaabay magaalada Mombasa

0

Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Rooble ayaa uga warbixiyay jaaliyadda kulankii uu la qaatay xaaladda dalka iyo doorashooyinka dalka ka bilowday.

Sidoo kale xubno ka tirsan jaaliyadda oo madasha ka hadlay ayaa ballan qaaday inay taageero la garab taagan yihiin xukuumadda Soomaaliya oo loo igmaday doorashada.

Shalay ayey aheyd markii ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu Mombasa wada-hadallo kula yeeshay madaxweynaha dalka Kenya oo ay ka wada arrinsadeen xiriirka labada dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here