Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka

0

Ka dib markii dib u eegis iyo wax ka baddel lagu sameeyay sidii uu dhigayay heshiiskii 27-kii May ee Golaha Wadatashiga Qaranka, Ra’iisul Wasaaraha XFS  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray liiska Guddiyada doorashooyinka heer federaal, Heer dowlad goboleed iyo xallinta khilaafaadka.

Rooble ayaa digreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka

LIISASKA XUBNAHA GUDIGA DOORASHOOYINKA HEER DOWLAD GOBOLEED SEIT

REF.307 MAGACABID XUBNAHA DOWLADA F AY KU DAREYSO DDGX DFS.

REF.308 MAGACAABID GUDIGA DOORASHOOYINKA XKH HEER FEDERAAL

REF.309 MAGACABID GUDIGA MAAMULKA DXLA EE SOMALILAND

REF.310 MAGACABID GUDIGA MAAMULAYA X BANADIRIGA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here