Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka dalka Masar + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha Masar u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Al-Saciid Axmed Al-Baz.

Ra’iisul wasaare Xamza iyo Danjiraha ayaa kulankooda uga wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

Halkan hoose ka daawo sawirro:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here