R/W Xamza oo warbixin ka dhagaystay madaxda wasaaradda Beeraha

0

MUQDISHO (SMN) – Raiisul Wasaaraha JFS Mudane Hamza Abdi Barre ayaa warbixin ka dhagaystay Wasiiradda Wasaaradaha Beeraha heer Federaal iyo mid dowlad gobolleed, ee dalka.

Ra’iisul wasaare Xamza ayaa boggaadiyay dadaalka iyo wadashaqaynta Wasaaradda Beeraha Federaalka iyo Wasaaraddaha kale ee dowlad gobolleedyada, kuwaas oo dhowrkii maalmood ee u dambeeyay kulamo ku lahaa magaalada Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here