Ra’iisul wasare Rooble oo gaaray magaalada Jowhar + Sawirro

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle.

Rooble ayaa u kuur-galayo saameynta ay fatahaadaha webiga Shabelle ku yeesheen magaalada iyo sidii loogu gurman lahaa.

Sidoo kale waxaa socdaalka ra’iisul wasaaraha qeyb ka ah wasiiro, xilidhibaano iyo sidoo kale mas’uuliyiin ka socda hay’adaha samafalka ee ka shaqeeya gudaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here