Ra’iisul wasaare Rooble oo shir ka furay magaalada Muqdisho + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay kulan wadatashi ah oo ku saabsan taabbagelinta geeddi socodka dowladnimada ee xilliga kala guurka ah.

Shirkan oo ah mid ballaaran ayaa waxaa ka qeyb-galaya ururrada bulshada rayidka ah qeybahooda kala duwan iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed.

Intiisa badan waxaa kulankan diiradda lagu saarayaa xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan ka gudubka doodaha hareeyey doorashooyinka 2021-ka ee ka socda dalka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here