Rooble iyo Axmed Madoobe oo si wadajir u guddoomiyey shirka wasiirada Jubbaland

0

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa si wadajir ah u gudoomiyay shirka Golaha wasiirada maamulka Jubaland.

Shirkan waxaa ka qeybgalay xubnaha Golaha wasiirada Xukuumada Federaalka ah  iyo kuwa Jubaland oo isku dhaf ah iyadoo ay qeyb ka tahay sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta wasaaradaha Xukuumada Federaalka ah  iyo Jubaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here