Rooble oo booqasho ugu tagay Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi + Sawirro

0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Garbahaarreey ayaa xalay booqasho sharafeed ugu tagay Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi.

Rooble ayaa Ugaaska uga mahadceliyay kaalintiisa nabadeynta, dib-u heshiisiinta iyo isku haynta bulshada,wuxuuna kuna boorriyay in la sii xoojiyo doorka dhaqanka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here