Rooble oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada – Maxaa looga hadlay?

0

MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xiseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada oo lagu cambaareeyay isku daygii Afgambi ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Xarunta Golaha Wasiirradda.

Sidoo kale golaha ayaa taageeray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ku saabsan doorashooyinka, iyadoo lagu ansixiyay xisaabxirka miisaaniyaddii 2020.

Golaha ayaa sidoo kale ka mahad celiyay taageerada Shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha caalamka ee Xukuumadda iyo hoggaaminta Ra’iisul Wasaaraha ee arrimaha doorashooyinka.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here