Rooble oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada Soomaaliya + Sawirro

0

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu shir  guddoomiyay Ra’iisul Wasaareha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka, Gurmadka Fatahaadaha iyo Xaaladda Caabuqa COVID-19, iyadoo la Ansixiyay habraaca shaqo-siinta dibadda ee shaqaalaha xoogsatada Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here